Dekadda Muqdisho oo la shaaciyay in ay shaqeeneyso Habeen iyo Maalin (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta shir-gudoomiyay kulankii ugu danbeeyay ee looga hadlayay qorshaha horumarinta shaqada dekadda Muqdisho, waxaana dhinacyadii loo xil-saaray ay soo dhameeyeen qorshihii ay ku shaqeyn laheyd dekadda Muqdisho si looga jawaabo baahiyaha ganacsatada Soomaaliyeed. Kulanka oo ka dhacay dekadda Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb … Continue reading Dekadda Muqdisho oo la shaaciyay in ay shaqeeneyso Habeen iyo Maalin (Daawo Sawirro)